Uhuru Kenyatta oo ka horyimid Qorshe Ciidamada AMISOM sanadkan uga baxayaan Somalia

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hor yimid qorshe la doonayo in sanadkan dhamaadkiisa Soomaaliya looga saaro Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ka howlgala gudaha Soomaaliya. Uhuru Kenyatta  ayaa sheegay in suurto gal ula muuqan in xiligan Soomaaliya laga saaro Ciidamada AMISOM, waxa uuna tilmaamay ciidanka Soomaaliya ee SNA aysan weli u diyaar u … Continue reading Uhuru Kenyatta oo ka horyimid Qorshe Ciidamada AMISOM sanadkan uga baxayaan Somalia